Monday, January 19, 2026
25.2 C
Mogadishu

DHAGEYSO WAREYSI: Dilkii madaxweyne Cabdirashiid oo 50 sano ay kasoo wareegtay, Sidee buu u dhacay dilkiisa?

Madxaweynihii hore ee Soomaaliya, Allaha u naxariistee Cabdirashiid Cali Sharma’arke, Photo Credit: Reuters

Laascaanood (Halqaran.com) – 50 sano oo ka soo wareegatay, October-15- 1969, ayaa waxaa toogasho uu fuliyey nin Ilaaladiisa ahaa lagu dilay madxaweynihii hore ee Soomaaliya allaha u naxariistee Cabdirashiid Cali Sharma’arke.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Laascaanood.

Dilkiisa Kadib dhowr cisho waxaa taladii dalka la wareegay ciidmadii militariga ee uu hoggaaminayey allaha u naxariistee Jeneral Maxamed Siyaad Barre.

Haddaba, side ayuu u dhacay dilka madaxweyne Sharma’arke, xaalka dalkana sidee ayuu noqdey?

Weriyaha laanta Af Soomaaliga ee VOA-da Sahra Cabdi Axmed ayaa ka wareysatay ra’iisul wasaarihii dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Yuusuf oo dhacdadan usoo joogay.

Halka hoose ka Dhageyso Wareysiga:


Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...