Monday, May 11, 2026
31.9 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Sheekh Shibli oo wax laga waydiiyay waxa ay Shareecada ka qabto in laga xaalo Kufsiga

Muqdisho (Halqaran.com) –  Iyadoo muddooyinkii u dambeeyay gudaha Soomaaliya uu aad u soo kordhay tacadiyada ay ka midka yihiin kufsi wadeeradka iyo dilalka loo gaysanaayo dumarka Soomaaliyeed ayaa waxaa si kulul uga ka hadlay Culimaa’udiinka Soomaaliyeed.

Dhacadii u dambeeysay ayaa waxa ay ahayd, Jimcihii la soo dhaafay, kaddib markii Gabar Ardayad aheyd kufsi wadareeg iyo dil loogu geystay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.

Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo ka mid ah Culima’udiinka Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay kufsiga iyo dilka haweenka Soomaaliyeed loo geysanayo.

Mar uu la hadlayay laanta Af Soomaaliga ee VOA-da, Sheekh Shibli ayaa sharraxaad ka bixiyay waxa ay shareecada Islaamka ka qabto, marka haweenka fal kufsi ah loo geysto kaddibna la dilo.

Haddaba halka hoose ka dhageyso Wareysiga Sheekh Shibli:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...