Friday, July 10, 2026
24.7 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Maxaa Somaliya ka hortaagan in uu ka dhaqangalo Nidaamka Federaalka?

Muqdisho (Halqaran.com) – Machadka cilmi baarista ee Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray daraasad cusub oo uu kaga hadlay sida hanaanka federaalka ah uu uga dhaqan gali la’yahay Somaliya.

Sidoo kale, machadka Heritage ayaadaraasad ka sameeyay kala qeybsanaanta siyaasadeed iyo mugdiga dastuur ee ka dhashay ay caqabad ugu yihiin awood qeybsiga Soomaaliya.

Weriyaha laanta Af Soomaaliga ee VOA-da Maxamed Colaad Xasan, ayaa daraasadaan wax ka waydiiyay, Cabdirasaaq Aadan Muxumed oo ah cilmi baari ka tirsan Machadka Heritage, hormuudna ka ahaa qorista daraasadan cusub.

Haddaba halka hoose ka dhageyso Wareysiga oo dhammeytiran:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...