Thursday, November 13, 2025
28.7 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Maxaa ka jira in Talyaaniga uu kala noqday Somaliya mashruuc ku kacaya malaayiin dollar ah?

Rome (Halqaran.com) – Dalka Talyaaniga ayaa dib ula noqdey dhaqaale 6 Milyan oo dollar ah oo loogu talagaley in lagu dhiso biyo xireen laga hirgaliyo magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

Dowladda Talyaani ayaa sheegtey in markii muddo sannad ah ay ka warsugaysay in loo soo gudbiyo mashruuca nooca uu noqonayo, kana war sugaysay dowladda Soomaaliya ay dib ula laabatey lacagtaasi.

Biyo Xireenka oo la hirgaliyo ayaa ka hortagi kari lahaa fataahado iyo masiibo ka dhacdo gobolkasi inkastoo la sheegay in dhismihiisu qaadan lahaa laba sano.

Haddaba hoos ka dhageyso wareysi iyo warbixin xiiso leh oo ay laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ka diyaarisay arrintaasi.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...