27.9 C
Mogadishu
Saturday, January 25, 2025
Advertisment
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Wareegtada lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyaha Ciidanka Lugta Sarreeye Guuto Axmed Aadan Cali, isagoo tixraacaya qodobbada 87-aad, 90-aad ee...
Jenin (HalQaran.com) - Ciidamada Israa’iil ayaa weerar ku qaaday xerada qaxootiga ee Jenin, halkaas oo ay ku dileen saddex falastiiniyiin ah, islamarkaana ay ku dhaawaceen ugu yaraan 29 kalena. Weerarka ayaa dhacay aroore hore Isniinta maanta ah, waxaana askarta Israa’iil...
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka oo uu kala hadlay muhiimadda dhammeystirka dastuurka KMG...
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta tababar u furay Macallimiinta cusub ee 3,000 ah ee dhawaan dowladda Soomaaliya ay qaadatay, kuwaasi oo shaqo geli doona bisha Sebtember ee sanadkaan. Munaasabadda oo...
Kismaayo (HalQaran.com) - Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay hoggaaminayso. Mudane Axmed Madoobe oo ay wehelinayeen Madaxweyne Ku-xigeenka...
Nairobi (HalQaran.com) - Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay tallaabo degdeg ah inay qaadaan Midowga Yurub si looga hortago dhimasho kale oo ka dhacda badda Mediterranean-ka ka dib markii boqolaal qof ay toddobaadkii hore ku qaraqmeen xeebaha Giriigga. Hay’adda socdaalka...
Hargeysa (HalQaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii kasoo yeeray Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ee ahaa in Somaliland ciidankeeda ka qaado Laascaanood. Mr Waraabe ayaa sheegay in ciidanka...
Addis Ababa (HalQaran.com) - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Maxamed Xassan Maxamed ayaa kulan muhiim ah la qaatay Dr. Lie Wasiirka Caafimaadka dalka Ethoipia. Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay sidii sare loogu qaadilahaa iskaashiga labada Wasaaradood...
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Daah-furay Dhoofinta Hilibka Xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuudiga. Mr Barre ayaa ku tilmaamay tallaabo guul ah dhoofka hilibka Xoolaha Soomaaliya ee ay ogolaatay Boqortooyada Sacuudigu,...
Rwanda (HalQaran.com) - Dowladda Rwanda ayaa qaabishay 134 qaxooti iyo magangalyo doon ah, kuwaas oo laga soo daad gureeyay dalka Liibiya. Qaxootiga dalka Rwanda la geeyay ayaa u kala dhashay dalal kala duwan oo ay Soomaaliya ka mid tahay. Tirada qaxootigaasi...
Muqdisho (HalQaran.com) - Guddi ka socday Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey socdaal xaqiiqo raadin ah oo ay ku yimaadeen Soomaaliya, si ay u qiimeeyaan xaaladda amniga ka hor qorshaha dhimista ciidamada ATMIS. Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka...
Jabuuti (HalQaran.com) - Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 14-aad ee shirka IGAD ee dalka Jabuuti ayaa ka hadlay guulaha amni iyo siyaasadeed ee ay ku tallaabsatay dowladda Soomaaliya iyo halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada...