USA (HalQaran.com) - Shirkadda Twitter ayaa ku hanjabtay inay maxkamad la tiigsan doonto shirkadda Meta saacado kadib markii ay billowday app cusub oo la yiraahdo Threads oo loogu talo-galay inuu la tartamo twitter.
Warqada uu u diray madaxa Meta Mark...
Muqdisho (HalQaran.com) - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa Arbcada maanta ah sheegay inuu billaabay dhimista tirada ciidamada, si waafaqsan qorshaha amniga loogu wareejinayo ciidamada qaranka Soomaaliya.
“ATMIS waxay billowday yareynta ciidamada si waafaqsan qaraarka QM oo ku qasbaya ATMIS...
Muqdisho (HalQaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JF Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Arbacada maanta ah kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargaysa, ayaa ka wada hadlay dardar...
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Wareegtada lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyaha Ciidanka Lugta Sarreeye Guuto Axmed Aadan Cali, isagoo tixraacaya qodobbada 87-aad, 90-aad ee...
Jenin (HalQaran.com) - Ciidamada Israa’iil ayaa weerar ku qaaday xerada qaxootiga ee Jenin, halkaas oo ay ku dileen saddex falastiiniyiin ah, islamarkaana ay ku dhaawaceen ugu yaraan 29 kalena.
Weerarka ayaa dhacay aroore hore Isniinta maanta ah, waxaana askarta Israa’iil...
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka oo uu kala hadlay muhiimadda dhammeystirka dastuurka KMG...
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta tababar u furay Macallimiinta cusub ee 3,000 ah ee dhawaan dowladda Soomaaliya ay qaadatay, kuwaasi oo shaqo geli doona bisha Sebtember ee sanadkaan.
Munaasabadda oo...
Kismaayo (HalQaran.com) - Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay hoggaaminayso.
Mudane Axmed Madoobe oo ay wehelinayeen Madaxweyne Ku-xigeenka...
Nairobi (HalQaran.com) - Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay tallaabo degdeg ah inay qaadaan Midowga Yurub si looga hortago dhimasho kale oo ka dhacda badda Mediterranean-ka ka dib markii boqolaal qof ay toddobaadkii hore ku qaraqmeen xeebaha Giriigga.
Hay’adda socdaalka...
Hargeysa (HalQaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii kasoo yeeray Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ee ahaa in Somaliland ciidankeeda ka qaado Laascaanood.
Mr Waraabe ayaa sheegay in ciidanka...
Addis Ababa (HalQaran.com) - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Maxamed Xassan Maxamed ayaa kulan muhiim ah la qaatay Dr. Lie Wasiirka Caafimaadka dalka Ethoipia.
Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay sidii sare loogu qaadilahaa iskaashiga labada Wasaaradood...
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Daah-furay Dhoofinta Hilibka Xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuudiga.
Mr Barre ayaa ku tilmaamay tallaabo guul ah dhoofka hilibka Xoolaha Soomaaliya ee ay ogolaatay Boqortooyada Sacuudigu,...