Saturday, April 18, 2026
27.9 C
Mogadishu

Boqor Sacuudiga ‘Boqor Salmaan’ oo la dhigay Isbitaal, kaddib markii…

Jeddah (Halqaran.com) – Boqorka Sacuudiga Carabiya, Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla magaalada ku taalla badda cas ee Jeddah, si baaritaanno caafimaad loogu sameeyo, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee dowladda Sacuudiga Axaddii.

Wakaaladda wararka dowladda Sacuudiga ayaa soo xiganeysay bayaan ka soo baxay maxkamadda boqortooyada.

Sidoo kale qoraalka ayaa lagu sheegay in Boqorka oo 86 jir ah la dhigay Isbitaalka takhasuska ee Boqor Faysal.

Warkan oo ah mid deg deg ah oo ay qortay wakaaladda wararka ee Reuter ayaan sidoo kale laga bixin faah-faahin dheeraad ah xaaladda Boqor Salaan.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...