Wednesday, July 8, 2026
25 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Warar Xiiso Leh
Sayid Omar Abdalla

Nin muddo 32 sano ah keligiis ku noolaa jasiirad oo hadda...

Italy (Halqaran.com) - Nin u dhashay waddanka Talyaaniga ayaa wuxuu keligiis  ku noolaa jasiirad muddo 32 sano ah, ogeysiisyo guri ka saarid iyo cadaadis...
Sayid Omar Abdalla

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota

Minneapolis (Halqaran.com) - Waxaa xalay lagu dilay xaafadda Cedar ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota wiil Soomaali ah oo ka mid ahaa shaqaalaha xawaaladda...
Sayid Omar Abdalla

Guddoomiye Mursal oo shir deg deg ah isugu yeeray xildhibaannada golaha...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in maalinta sabtida ah ay shir deg deg ah isugu yimaadaan, si...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay walaaca laga muujiyay doorashooyinka

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si toos ah ula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa uga booga dhayey...
Sayid Omar Abdalla

Nin hantidiisii ku waayay fatahaado oo ku guuleystay $2 milyan!

Michigan (Halqaran.com) - Sannad kaddib markii uu wax walba ku waayay fatahaado, nin ka soo jeeda  gobolka Michigan ayaa ku guuleystay 2 milyan oo...
Sayid Omar Abdalla

Mareykanka oo markale sheegay in cunaqabateyn lagu soo rogi doono madaxda...

Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay inay walaac xoogan ka muujinayso isku dhacyadii rabshadaha watay...