Wednesday, July 8, 2026
25.2 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Koongo

Congo (Halqaran.com) - Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kinshaasa ee caasimadda dalka Koongo...
Sayid Omar Abdalla

Ninka keligiis dib usoo nooleeyay keyn gubatay!

Indonesia (Halqaran.com) - Waxaa loogu yeeri jiray “Ninka Waalan” balse hadda waxaa loogu yeeraa halyey sababta oo ah wuxuu dhul cabbirkiisu yahay 250 hektar...
Sayid Omar Abdalla

K/Galbeed oo shaacisay tirada dad loo soo qabtay kiiska carruurtii dhawaan...

Baydhaba (Halqaran.com) - Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay weli socdaan baaritaano xoog leh oo la xiriira dilkii laba caruur ah oo walaalo ahaa...
Sayid Omar Abdalla

Midowga Musharaxiinta oo ku gacan seyray fariin loogu soo dhiibay Qoor...

Muqdisho (Halqaran.com) - Faahfaahino dheeraad ayaa laga helayaa kulan xalay dhexmaray Midowga Musharaxiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle, kaas oo ka dhacay hoyga uu...
Sayid Omar Abdalla

Wasaaradaha waxbarashada maamul goboleedyada oo qoraal wadajir ah soo saaray

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradaha Waxbarashada Koonfur Galbeed, Jubbaland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir ayaa shir ay isugu yimaadeen 15-kii bishan waxay uga tashadeen hanaankii...
Sayid Omar Abdalla

Haweeney in ka badan 60 sano ka shaqeyneysay hal xafiis!

Japan (Halqaran.com) - Yasuko Tamaki oo u dhalatay dalka Japan sanadkii 1956 ayey ka shaqa billowday xafiis iyada oo u shaqeynaysay hal shirkad. Hadda...