
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Madaxweyne Farmaajo oo faray Fahad Yaasiin in uu sii wado hoggaaminta...
Muqdisho(Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markii uu arkay warqadda sumaddeedu ay tahay XRW/314/9/2021 ee uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha...
Guddoomiyaha cusub ee Xallinta khillaafaadka Doorashooyinka oo Muqdisho lagu Doortay
Muqdisho(Halqaran.com) –Xubnaha guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka ee her Federaal oo Maanta doortay Guddoomiye cusub, kadib doorashado ka dhacday Teendhada Afisyooni ee Magaalada Caasimadda ah...
Shirka maanta ka furmaya Qaahira Maxaa looga Hadli Doonaa? Wax ka...
Qaahira(Halqaran.com) –Magaalada Qaahira xarunta Jamhuuriyadda Masar waxaa maanta lagu wadaa in uu ka dhaco shir looga hadlayo shaqo la’aanta ka jirta Dalalka Carabta, Saameynta...
Guddoonka Barlamaanka Hirshabeelle Oo La Kulmay Xubno Ka Socda Guddiga Doorashooyinka...
Jowhar(Halqaran.com) –Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Maxamed ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo gaaray Magaalada...
Gaddoomiyha Gobolka Gedo oo Degmada Dooloow Uma gacaabay Maamul Cusub
Garbahaarey(Halqaran.com) – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo Axmed Buule Gareed ayaa maanta soo saaray wareegto uu xilka kaga qaadayo qaar ka mid ah masuuliyiin ka...
M/weyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo Si weyn lagu soo dhoweeyay Magaalada...
Jowhar (Halqaran.com) –Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeellea Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle.
Wafdiga Madaxweyne...









