Muqdisho(Halqaran.com) –Xubnaha guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka ee her Federaal oo Maanta doortay Guddoomiye cusub, kadib doorashado ka dhacday Teendhada Afisyooni ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho
Xubnahaan Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka heer federaal oo kulanka timid ayaa garayay 18-xubnood, iyadoo ay xilka guddoomiyaha Cusub u doorteen Xuseen Maxamed Maxamuud oo helay 18-cod.
Doorashada maanta dhacday ayaa timid kadib markii uu muqdisho ku geeryoodaya Allah ha unaxariistee Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka ee Heer Federaal Abyan Nuur.
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





