Tuesday, April 21, 2026
28.1 C
Mogadishu

Guddoonka Barlamaanka Hirshabeelle Oo La Kulmay Xubno Ka Socda Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal.

Jowhar(Halqaran.com) –Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Maxamed ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Labada dhinaca ayaa ka wada hadlay sidii loo dar-dar gelin lahaa loona fududeeyn lahaa Arrimaha Doorashooyinka Aqalka Sare.

Madaxweynaha Hir-shabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa la filayaa in uu soo saaro liiska musharixiinta aqalka sare, iyadoo dowlad goboleedka Hir-shabelle ay tahay mid aan qaban wax doorasho ah halka dowlad goboleedyada kale ay qabteen doorashada aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...