Wednesday, April 29, 2026
29.9 C
Mogadishu

M/weyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo Si weyn lagu soo dhoweeyay Magaalada Jowhar (Maxaa ka cusub)

Jowhar (Halqaran.com) –Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeellea Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle.

Wafdiga Madaxweyne ku xigeenka waxaa magaalada Jowhar kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Hir-shabeelle oo ay ka mid yihiin Xildhibaanno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada halkaa ku nool.

Yuusuf Daba-gaeed ayaa Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe kula biiri doono latashiyada uu kusoo saarayo Liiska Musharaxiinta kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee laga soo doorto Maamulkaas.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...