Wednesday, August 26, 2026
27.9 C
Mogadishu

Duuliye

Abdishakur Duuliye is a Somali Journalist and the Editor of HalQaran News Agency.
644 Articles written
spot_imgspot_img
Leadership

Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life

  Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life Introduction Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha  Horumarineed

HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Wararka Maanta
Duuliye

Jarmalka oo Mallaayiin Dollar ugu deeqay wax ka qabashada abaaraha ka...

Muqdisho(Halqaran.com) –Dowladda Germany ayaa 12 milyan oo Yuuro ugu deeqday Sanduuqa Gargaarka Bani’aadannimo ee Soomaaliya (SHF), taasoo ka dhigan in uu Jarmalku sannadkan dhaqaale...
Duuliye

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay Arimha iskaashiga,labda dal.

Ankara (Halqaran.com) –Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galaya meertada saddexaad ee Shirweynaha Iskaashiga Turkiga iyo Afrika...
Duuliye

RW Rooble oo kulan la yeeshay Madaxweynaha Dalka Jabuuti.

JABUUTI (Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee  Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa Maanta kulan la qaatay Madaxweyna ha...
Duuliye

Maamulka Gobolka Banaadir oo howlgal ku burburiyay waxyaabaha Maanka dooriya.

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamadda Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgal lagu burburiyey waxyaabaha Maanka dooriya sidda khamrigga iyo Xashiiska ka sameeyay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir. Howlgalka oo...
Duuliye

Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha aqoonsiga ka guddoomey Danjirayaasha Masar iyo Norwey.

Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Masar iyo Norwey ay u soo magacaabeen Soomaaliya, Maxamed...
Duuliye

Dib u dhaca Doorashada waxaa masuul ka ah Golaha Wadatashiga qaranka.(Maxaa...

Muqdisho(Halqaran.com) –Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal ayaa xaanshi uu soosaaray waxa uu ku dul istaagay Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad, muranka...