Wednesday, March 25, 2026
29.9 C
Mogadishu

Duuliye

Abdishakur Duuliye is a Somali Journalist and the Editor of HalQaran News Agency.
644 Articles written
spot_imgspot_img
Leadership

Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life

  Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life Introduction Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha  Horumarineed

HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Wararka Maanta
Duuliye

DFS oo Gargaar u Dirtay Dadka ay Saameeyeen Fatahaadaha

Muqdisho(Halqaran.com)-Dawladda Soomaaliya ayaa maanta gargaar waxa ay gaarsiisay dadkii ay saameeyeen Fatahaadaha Biyaha ka jira qaybo ka mid ah gobolada Hiiraan iyo Baay. Labo Diyaaradood...
Duuliye

Aqalka Sare Oo Guddi U Magacaabay Fatahaadaha Wabiya Dalka

Muqdisho(Halqaran.com)-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 30-ka Octoober Magacaabay Guddiga gurmadka fatahaadaha Wabiya Shabeelle iyo...
Duuliye

Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Sharciga Iibka Qaranka

Muqdisho(Halqaran.com)-Mudanayaasha Golaha Shacabka Barlamaanka Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu Shir Guddoominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta yeeshay kulankodii 6aad...
Duuliye

Soomaali Qaxooti ku ahaa Dalka yamen oo Wali ka Soo Cararaya

Muqdisho(Halqaran.com)-Hey’adda Qaramadda Midoobay Qaxootiga uqaabilsan ee UNHCR ayaa sheetay in dalka Yemen kasoo celisay dad Soomaaliyeed kuwas oo la geeyay magaalooyinka Ber-bera iyo Bosaaso. Dadkaan...
Duuliye

Rag saaka lagu riday xukunno iskugu jira dil iyo xabsi daa’in

Muqdisho(Halqaran.com)-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukunno kala duwan ku riday rag gaaraya seddax ruux. Ugu horeyn Maxkamadda ayaa Cali Axmed Guure oo...
Duuliye

Duufaan ku soo wajahan Gobollo dhawr ah oo Katirsan Puntland

Puntland(Haqaran.com)-Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Puntland ayaa maanta soo saartay digniin ku socota dadka degan dhanka xeebaha oo la sheegay in ay ku soo...