
DAAWO SAWIRRO: Walkiilka Qaramada Midoobe Ufadhiya Soomaaliya oo Baydhabo Soo Gaarey
Baydhabo (Halqaran.com) - Wafdigan Ka Socday Qaramada Midoobey ee Maanta Soo Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Waxaa Hogaaminayey Wakiil Qaramada Midoobey Uqaabilsan...

Sawiro-Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya oo Baydhabo Soo gaarey
Baydhabo-(HalqaranNew.Com) Wafdi uu hogaaminaayo Safiirka Dowladda Saweden u fadhiya Soomaaliya Ambassadir Staffan Tillander ayaa maanta Soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay,waxana garoonka...

SAWIRO-Wasiirka arrimaha dibedda Denmark oo yimid Muqdisho, lana kulmay R/W Kheyre
Muqdisho (Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Denmark, Jeppe Sebastian Kofod oo maanta booqasho ku yimid dalka ayaa yeeshay...

Madaxweynihii hore ee DDS oo markale Maxkamad la soo taagay
Addis-Ababa (Halqaran.com) –Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markale waxaa la soo taagay Maxkamada ku taalla Magaalada Addis-Ababa ee...
Sawirro – Kheyre oo ay dhinac taagan yihiin 3 madax goboleed...
Mogadisho (Halqaran.com)-Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha oo ka shaqeynaya dadaallada gurmadka ee wax looga qabanayo saameynta...
Madaxweyne Deni oo caro uga baxay xarunta Golaha Wakiilada Puntland
Puntland (Halqaran.com) -
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 45aad ee Golaha Wakiilada Puntland, waxaana munaasabada...
XASAASI: Mooshin xilka looga qaadayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland
Puntland (Halqaran.com)- Wararka naga soo gaarayo Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa sheegaya inuu halkaas ka socdo olole siyaasadeed oo xooggan.
Ololahaan oo ay...
Dad Danyar ah Ku Nool Duleedka Baydhabo Oo Daawo Lacag La’aan...
Baydhabo (Halqaran.com)- Xili Guud ahaan Magaaladda Baydhabo ka Da,ay Roobabka Deyrta Ayaa waxaa saameyn Xoogan Ku Reebey Dadka barakacyaasha ah Ee ku Nool Duleedka...
DEG DEG: Diyaarad Ciidamo Siday Oo Ka Degtay Magaalada Dhuusa Mareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararka Halqaran.com ay ka helayso Magaalada Dhuusa Mareeb ayaa sheegaya in halkaas ay ka degtay diyaarad ciidamo sidday.
Diyaaraddan ayaa la sheegay...
Guddiga Doorashada Galmudug oo Guddoon Cusub doortay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Magaalada Dhuusamareeb waxaa Galabta ka dhacday Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Farsamada ee Maamul u sameynta Galmudug iyo kuxigeenkiisa,guddigaas oo ah kii ay...









