
DAAWO SAWIRRO: Walkiilka Qaramada Midoobe Ufadhiya Soomaaliya oo Baydhabo Soo Gaarey
Baydhabo (Halqaran.com) - Wafdigan Ka Socday Qaramada Midoobey ee Maanta Soo Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Waxaa Hogaaminayey Wakiil Qaramada Midoobey Uqaabilsan...

Sawiro-Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya oo Baydhabo Soo gaarey
Baydhabo-(HalqaranNew.Com) Wafdi uu hogaaminaayo Safiirka Dowladda Saweden u fadhiya Soomaaliya Ambassadir Staffan Tillander ayaa maanta Soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay,waxana garoonka...

SAWIRO-Wasiirka arrimaha dibedda Denmark oo yimid Muqdisho, lana kulmay R/W Kheyre
Muqdisho (Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Denmark, Jeppe Sebastian Kofod oo maanta booqasho ku yimid dalka ayaa yeeshay...

Madaxweynihii hore ee DDS oo markale Maxkamad la soo taagay
Addis-Ababa (Halqaran.com) –Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markale waxaa la soo taagay Maxkamada ku taalla Magaalada Addis-Ababa ee...
DEG DEG: Fatahaad Xoogan Oo Ka Bilowdey Degmada Bardaale Ee Gobolka...
Berdaale (Halqaran.com) - Degmada Berdaale ee gobalka bay ayaa waxaa lagu soo warameyaa In Ceelalkii iyo Warooyinkii Degmada Ay soo Fataheen,
Bulshada Ku nool Degmada...
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Koonfur Galbeed Somaliya oo Balanqaad Usameysey Dhallinyarada
Baydhabo (Halqaran.com) - Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha DGKGS ayaa Waxaa Ay kormeero Kala duwan Ay ku sameeysay Xaruumo lagu hergelinyey Magaaladda Baydhabo.
Xaruumahan oo Ay...
Maamulka Degmada Baydhabo Oo Amar Ku Soo Rogey Hay’adaha Ka Shaqeeya...
Baydhabo (Halqaran.com) - Kulankan oo maanta ay maamulka Degmada Baydhabo isugu yeereen hey'adaha ka shaqeeya Degmada Baydhabo ayaa waxaa ujeedkiisu waxaa uu ahaa sidii...






