DAAWO SAWIRRO: Walkiilka Qaramada Midoobe Ufadhiya Soomaaliya oo Baydhabo Soo Gaarey
Baydhabo (Halqaran.com) - Wafdigan Ka Socday Qaramada Midoobey ee Maanta Soo Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Waxaa Hogaaminayey Wakiil Qaramada Midoobey Uqaabilsan...

Sawiro-Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya oo Baydhabo Soo gaarey
Baydhabo-(HalqaranNew.Com) Wafdi uu hogaaminaayo Safiirka Dowladda Saweden u fadhiya Soomaaliya Ambassadir Staffan Tillander ayaa maanta Soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay,waxana garoonka...

SAWIRO-Wasiirka arrimaha dibedda Denmark oo yimid Muqdisho, lana kulmay R/W Kheyre
Muqdisho (Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Denmark, Jeppe Sebastian Kofod oo maanta booqasho ku yimid dalka ayaa yeeshay...

Madaxweynihii hore ee DDS oo markale Maxkamad la soo taagay
Addis-Ababa (Halqaran.com) –Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markale waxaa la soo taagay Maxkamada ku taalla Magaalada Addis-Ababa ee...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Guddi Gurmad Ah (Wareegto)
Muqdisho (Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) ayaa magacaabey Gudiga Fatahaadyada Deeganada Koonfur Galbeed.
Guddigan uu magacaabay Madaxweyne...
DEG DEG-Trump oo xaqiijiyay geeriday Al-Bagdaadi iyo arrin yaab leh oo...
Washington (Halqaran.com) –Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa daqiiqado ka hor xaqiijiyey in howlgal qorsheysan oo ka dhacay Dalka Suuriya lagu dilay hoggaamiyihii kooxda la...
Sawirro: Dibad-bax ka dhan ah DF Somalia oo maalintii labaad ka...
Muqdisho (Halqaran.com) –Darawallada gaadiidka dadweynaha ayaa saaka markale dhigay dibadbax looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya iyo go’aanka ay ku xirtay waddooyinka magaalada Muqdisho.
Dibadbaxayaasha oo...
Sawirro- Dibad-bax ka dhan ah DF Somalia oo maalintii labaad ka...
Muqdisho (Halqaran.com) –Darawallada gaadiidka dadweynaha ayaa saaka markale dhigay dibadbax looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya iyo go’aanka ay ku xirtay waddooyinka magaalada Muqdisho.
Dibadbaxayaasha oo...
DEG DEG-Trump oo xaqiijiyay geeriday Al-Bagdaadi iyo arrin yaab leh oo...
Washington (Halqaran.com) –Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa daqiiqado ka hor xaqiijiyey in howlgal qorsheysan oo ka dhacay Dalka Suuriya lagu dilay hoggaamiyihii kooxda la...
Sawirro:-Wasiir Cawad Oo Kulan La Qaatay Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya
Mogdisho (Halqaran.com)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Muqdisho , Safiirka U...