
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Soomaliya oo jawaab deg-deg ah ka bixisay warbixintii doodda dhalisay ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowladda Qadar ay kala hadleen qoraal...
Natiijada imitixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee dalka oo la shaaciyay &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee dalka.
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa warbaahinta...
President Farmajo leads SNA officials graduation from Turk-Som military academy
Somali President, Mohamed Abdullahi Farmajo has presided over the graduation ceremony of 152 Somali National Army officials from Turk-Som military academy on Wednesday.
The head...
District officials killed in suicide attack at Mogadishu governor’s office
Suspected suicide bombing at Mogadishu Mayor’s office resulted the death of several officials on Wednesday.
The district commissioners of Waberi and Abdiasis among those confirmed...
BREAKING NEWS: Mogadishu Mayor wounded in suicide attack
The Mayor of Mogadishu who also doubles up as the governor of Banadir region, Abdirahman Omar Osman is reported to have been wounded in...
Ministry of Education announces high school exam results
Somalia’s Ministry of Education has announced the results of the national secondary schools exam on Tuesday.
The Minister, Abdullahi Godah Barre said the first ten...









