Saturday, June 6, 2026
26.3 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa maanta ku toogtay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, Nabadoon ka mid ah Odayaasha degmadaasi. Allaha u naxariistee Nabadoon Cabdiraxmaan...
Ahmed Mohamed

Farmaajo oo si cajiib leh uga hadlay abaalmarintii lagu guddoonsiiyay dalka...

New York (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Abaalmarin lagu guddoonsiiyay Magaalada New York ee dalka Mareykanka. Waxa sharaf ii...
Ahmed Mohamed

Cabdiweli Gaas: Soomaaliya kama dhici karto doorasho qof iyo cod ah!...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa soo bandhigay Buug uu ugu magacdarey “A Challenging Transition...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Madaxweynihii hore Somaliya Xasan Sheekh ”Hoggaanka DF Somaliya sida ay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay jujuubkii Axaddii shalay lagu sameeyay Madaxweynihii hore ee Somaliya, Shariif Sheekh...
Ahmed Mohamed

DEG DEG + DAAWO MUUQAAL: Somaliland oo Xamar dowlad cusub u...

Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka hadlay xayiraaddii lagu sameeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Shariif Sheekh Axmed oo si kulul u weeraray Madaxda DF...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed oo Isniintii maanta Suxufiyiinta kula hadlay Magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay arrimo badan...