Saturday, June 6, 2026
26.3 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

KENYA oo waqti kooban u qabatay dadka hubka aan sharciyeysneyn heysta

Nairobi  (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa amar ku bixisay in shacabka heysta hubka aan sharciyeysneyn ay gacanta dowladda ku soo wareejiyaan muddo sideed maalmood...
Ahmed Mohamed

AKHRI + XOG: Puntland oo si kulul u cambaareysay xayiraadii M/weynihii...

Garoowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland, ayaa si kulul u cambaareysay xayiraaddii Axaddii maanta lagu sameeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Madaxweyne...
Ahmed Mohamed

Kulan xasaasi ah oo Muqdisho uga socda madaxweynayaashii hore Somaliya iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa hadda kulan xasaasi ah magaalada Muqdisho uga socdaa madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed...
Ahmed Mohamed

Ethiopia arrests ISIS and al-Shabaab suspects

Unspecified number of al Shabaab and Islamic State individuals suspected to be planning to carry out attacks were arrested in Ethiopia, the country’s spy...
Ahmed Mohamed

DEG DEG +DAAWO MUUQAL: ”Jabhadaha ka dillaacay AWDAL waa run, waxayna...

Hargeysa (Halqaran.com) – Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Caddaaladda iyo daryeelka ee UCID, Prof Qaasim Sheekh Ibraahim Tubeec oo wareysi gaar ah siiyay HornCable...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Puntland oo amar culus ku soo rogtay Warbaahinta madaxa-banaan +...

Garoowe (Halqaran.com) - Wasiirka dowlad goboleedka Puntland, Cali Xassan Axmed (Sabareey) oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa shaaciyay shuruud adag oo la hordhigayo suxufiyiinta...