Thursday, June 4, 2026
27.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
LATEST HEADLINES
Ahmed Mohamed

Somalia and Qatar discuss controversial New York Times article – FM

Somalia’s Foreign Affairs Minister, Ambassador Ahmed Isse Awad said he discussed the New York Times article alleging Qatar-UAE proxy war in the country with...
Ahmed Mohamed

XOG CUSUB: Maxay Qadar ka tiri inay Ka dambeysay qaraxii Boosaaso?

Dooxa (Halqaran.com) - Dowladda Qadar ayaa iska fogeystay warbixin uu qoray wargeyska Newyork times oo mareykanka kasoo baxaya oo tibaaxaysa in Qatar ay ka...
Ahmed Mohamed

UPDATE: “Qadar Wakiiladeeda Soomaaliya Waa Shabaab iyo Daacish”! waxaa sidaasi yiri…

Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay warbixin uu wargeyska Newyork Times ka qoray qaraxyo iyo dil ka dhacay magaaladda Boosaaso...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo Sheegay in lagu Kalsoonan Karo Sirta uu baahiyay...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid C/laahi Deni oo Magaaladda garoowe ka daahfuray bandhigga buugaagata ee Garoowe ayaa ka hadlay warbixin uu wargeyska...
Ahmed Mohamed

XOG: “Dalku Ma Lahan Taliye Sirdoon, Waana Sababta Qaraxyadda”…

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliye ku-xigeenkii hore ee NISA Ismaaciil Daahir Cusmaan ayaa ka hadlay qaraxii shalay dadka badan ay ku dhinteen ee ka dhacay...
Ahmed Mohamed

Waa kuma Ra’iisul wasaaraha cusub UK ee baddali doona Tresa May?

London (Halqaran.com) - Boris Jonson ayaa maanta ku guuleystay in uu noqdo ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska isaga oo baddali doona Tresa May. Johnson ayaa sidoo...