
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Dalalka Sacuudiga iyo Pakistan oo isla meel dhigay hababka loo xoojin...
Riyad (Halqaran.com) - Wasiirka Difaaca ee dalka Sacuudi Carabiya, Amiir Khaalid Bin Salmaan ayaa waxa uu Kulan la qaatay Taliyaha Guud ee Milliteriga dalka...
Iran oo ka carootay Sawirro Kartoon ah oo lagu Aflagaadeeyay Hoggaamiyaha...
Tehran (Halqaran.colm) - Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Islaamka Iran, Naasir Kancaani ayaa waxa uu sheegay inay u yeereen Danjiraha dalka Faransiiska u...
Madaxweynaha Hirshabeelle Guudlaawe oo Isbitaalka Erdogan ku booqday Dadkii ku dhaawacmay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Mahad Xasan Cusmaan iyo qaar kamid ah Wasiiradiisa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada kula kulmay Wakiillada Beesha Caalamka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjireyaasha dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya, Wakiillada Gaarka ah...
Shariif Sh. Axmed oo ka hadlay qaraxyadii ka dhacay Maxaas, Hiiraan
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa war ka soo saaaray Qaraxyo Ismiidaamin ahaa oo lagu qaaday Magaalada Maxaas ee...
Khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Maxaas iyo Dhaawacyo la soo gaarsiiyay magaalada...
Maxaas (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahino dheeraad ah ka soo baxaya laba qarax oo Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, kuwaas...









