
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Maxay ka dhigan tahay ka jawaab celintii RW Rooble xeerkii uu...
Muqdisho (Halqaran.com) – War Murtiyeed Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka Ra’isul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble;-
Sida ay lawada socdaan bulshada Soomaaliyeed, Dalku waxa uu ku...
Doontii Cajiibka aheyd ee Soolarka ee Faraaciintii Masar oo la geeyay...
Masar (Halqaran.com) – Waxaa hoygeeda cusub oo ah Matxadka weyn ee Masar ee Giza la geeyay doontii cajiibka aheyd ee Soolarka oo ay lahaayeen...
RW Rooble oo kulan muhiim ah xafiiskiisa kula qaatay Wasiirka arrimaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle...
14 ruux oo ku dhimatay Shil gaari oo ka dhacay dalka...
Turkey (Halqaran.com) - Bas rakaab ah ayaa ku rogmaday galbeedka Turkiga subaxnimadii hore ee Axadda, waxaana ku dhintay ugu yaraan 14 ruux, halka 18...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya oo soo gaartay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo oo soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa si-weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka...
Sacuudiga oo Ajaaniibta la tallaalay u oggolaaday gudaha Cumrada
Riyad (Halqaran.com) - Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in sagaalka bishaan la billaabi doonto helitaanka codsiyada la xiriira dadka doonaya gudashada Cumrada, gaar ahaan...









