
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweynaha JF Somaliya Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Kenya
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka Gobolka ku maraya socdaal ku saleysan xoojinta xiriirka...
DF Somaliya oo gurmad gargaar ah geysay degmada Buulo-burde ee G/...
Buula-burde (Halqaran.com) - Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Khamiistii maanta gargaar ah raashin ah gaarsiisay magaaladda Buula-burde ee...
Kiiska Mo Farah oo ay baarayaan booliska dalka Ingiriiska (Maxaa cusub)
London (Halqaran.com) - Booliska London ayaa bilaabay baaritaan la xariira kiiska Mo Farah oo sheegay in isaga oo caruur ah si sharci-darro ah lagu...
Wafdi uu hoggaaminayo CC Warsame oo gaaray magaalada Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaaray magaalada Garoowe Caasimadda...
Maxkamadda Kenya oo xukun ku riday mas’uuliyiin lagu helay Musuq-maasuq
Nairobi (Halqaran.com) - Maxkamadda dalka Kenya ayaa Arbacada Maanta ah waxaa ay xukun xabsi 12 sano ah ku riday madaxii hore ee waaxda maaliyadda...
XOG Faah-faahsan oo laga helay Safar qarsoodi ah oo uu Farmaajo...
Isra’iil (Halqaran.com) - Wargayska “Times of Israel” ayaa daabacay warbixin uu ka qoray xogta ku saabsan kulan qarsoodi ah oo uu sheegay in uu...









