Thursday, June 4, 2026
28.1 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Maxaa ka jira in burburin lagu billaabay qubuuraha caanka...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa lagu soo warramayaa in qabuuraha Macallin Nuur ee deegaanka KM 13 ee duleedka Muqdisho lagu billaabay in dib loo fago...
Ahmed Mohamed

Shirka Jaamacadda Carabta iyo Qaramada Midoobay oo ka furmaya Qaahira

Qaahira (Halqaran.com) - Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JF Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta magaalada Qaahira ee dalka...
Ahmed Mohamed

Muxuu ka yiri Madaxweyne Xasan Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland?

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet Yılmaz, Siihayaha...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka jira in Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ee BFS...

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaanno ka tirsan golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa saxiixay mooshin ay ku dalbanayaan in loo kordhiyo mushaaraadka, sida ay warbaahinta...
Ahmed Mohamed

Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Baay & Wararkii ugu...

Daynuunay (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Gobolka Bay ayaa sheegaya in  dagaal cusub uu ka dhacay deegaanka Daynuunay oo fariisin ay ku leeyihiin...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya ‘’40 Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay...

Sh/Dhexe  (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in illaa 40 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay, tiro kalana lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo...