
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DAAWO SAWIRRO: Wasiirro lagu dhaariyay Madaxtooyada Garoowe +(Akhri magacyadooda)
Garoowe (Halqaran.com) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waraafinta iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada Puntland oo Loo Dhaariyey Xila Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waraafinta, Isgaarsiinta iyo...
DHAGEYSO: Maxaa ka ogtahay in dalka Kenya ay sanadkii 700 qof...
Nairobi (Halqaran.com) - Ugu yaraan 700 oo qof ayaa dalka Kenya sannad walba u geeriyoota qaniinyada maska.
Khubarada dalka Kenya ayaa wada cilmi baaris ku...
WAR CUSUB: DF Soomaaliya oo Amarkii ugu cuslaa Abid dul dhigtay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dalka oo dhan uu Maamulkiisa leedahay Dowladda Federaalka...
XASAASI + DHAGEYSO: Sheekh Shaakir ‘‘Dadkii xorreeyay Galmudug uma baahna in...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka hadlay xaaladihii u dambeeyey ee Galmudug iyo mad madowga soo...
DEG DEG: Wariyayaal galabta lagu Dili rabay Muqdisho‚‘‘Ciidanka DFS Isgoyska Zoobe...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow caawa na soo gaaraya ayaa sheegaya, in gelinkii dambe isniintii maanta gaari ay la socdeen Wariya-yaal Soomaaliyeed lagu rasaaseeyay...
Somali PM meets World Bank Vice President in Mogadishu
Somali Prime Minister, Hassan Ali Khayre has today held talks with the Vice President of the World Bank, Hafiz Ghanim in Mogadishu.
Ghanim arrived in...









