Saturday, September 12, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
LATEST HEADLINES
Ahmed Mohamed

Baidoa: Ex-Somali education minister dies

Former Somali Education minister, Mohamed Ali Kalay has died in Baidoa town of Southwest state following a short illness. According to reports, Mohamed was among...
Ahmed Mohamed

Ciidamada DF Somaliya oo ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigeen askari ka tirsan Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo xalay dil toogasho ah ka gaystay...
Ahmed Mohamed

XOG DAAWO VIDEO: Culimada Puntland, ‘‘Waxay aheyd in Meydka la aaso...

Garoowe (Halqaran.com) - Culimada Puntland ayaa khudbaddii Jimcaha maanta uga hadlay dhacdadii ka dhacday Baarlamaanka Puntland, taasi oo sababtay Dhimasho iyo Dhaawac. “Riditaankii guddoomiyaha baarlamaanka...
Ahmed Mohamed

Somali and Danish FMs agree to enhance bilateral relations

Somali Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Ahmed Isse Awad met his Danish counterpart, Mr. Jeppe Kofod in Mogadishu. Mr. Kofod arrived in the...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Kacdoono ka dhan ah Puntland oo ka bilowday bariga...

Baran (Halqaran.com) – Waxaa maanta ka dhacay magaalada Baran ee gobolka Sanaag, banaanbaxyo loogu soo horjeedo mooshinkii xilka looga qaaday guddoomiyihii  baarlamaanka Puntland, Cabdikariin...
Ahmed Mohamed

Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo si kulul uga hadlay xil ka qaadistii...

  Garoowe (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) ayaa sheegay in aysan “sharci ahayn” codkii maanta Baarlamanka ee xilka looga xayuubiyay. Cabdixakiin Dhoobo...