Friday, September 18, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo gaaray Dhoobley

Dhoobley (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Madoobe oo mudo Safar shaqo ku joogay Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Jimcihii...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: DF Soomaaliya oo sharci cusub ka soo saaraysa khudaarta dibadda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Eng, Cabdullaahi Cali Xasan ayaa sheegay inay sharci kasoo saari...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Puntland oo gabi ahaan joojisay Shirarka iyo goobaha ay dadka...

Garowe (Halqaran.com) - Dowlad Goboleedka Puntland ayaa hakiyey in muddo ah kulamada Siyaasadeed iyo Goobaha la sigu yimaado ee deegaannada Maamulkaas sababo la xiriira...
Ahmed Mohamed

KENYA ”Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaanu dilnay, midna nolosha baan ku...

Lamu (Halqaran.com) - Ciidanka Millatariga Kenya ayaa sheegay in ay dileen 12 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab midna ay qabteen, markii ay weerar ku...
Ahmed Mohamed

Daawo Sawirrada: Dhismaha garoonka Stadium Muqdisho oo meel gaba-gabo maraya &...

Muqdisho (Halqaran.com) – Dhismaha garoonka Stadium Muqdisho ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu marayaa meel gaba-gabo ah, iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyay dib u habeyn...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni‘ oo aqbalay inuu yimaado Muqdisho

Garowe (Halqaran.com) - Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi...