
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
UPDATE: Kiisaska cusub ee Covid-19 ee laga diiwaan-geliyay Somaliya & Wararkii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay...
AKHRISO: Xeerarka dhammeystirka Doorashooyinka Qaranka oo loo qeybiyay Golaha Shacabka ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Diyaarinta Xeerarka dhammeystirka Doorashooyinka Qaran Soomaaliya oo Arbacada maanta qeyb ka ahaa Kulanka golaha Shacabka ayaa Xildhibannada u qeybiyay afarta...
Duqii hore ee Muqdisho ‘Taabit’ oo sheegay in aan la aqbali...
Muqdisho (Halqaran.com) – Duqii hore ee magaalada Muqdisho, ahaane guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Taabit Cabdi Maxamed ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay dilka...
DF Soomaaliya oo mar kale dib u dhigtay furitaanka duulimaadyada gudaha....
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada ee Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa maanta sheegay in markale dib loo dhigay...
UPDATE: Faah-faahin ku saabsan qaraxyo Ciidamada DF Somaliya lagula beegsaday Shabellaha...
Leego (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahino cusub oo dheeraad ah kasoo baxaya qaraxyo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo Arbacada maanta ay ka...
Ciidamada Milatariga Somaliya iyo AMISOM oo deegaanno cusub kala wareegay Al-Shabaab
Beledweyne (Halqaran.com) - Ciidamada Millateriga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay wehlinayeen cutubyo ka tirsan Ciidamada Jabuuti ee ku hawlgala Amisom ayaa hawlgal Wadajir ah...









