Friday, June 5, 2026
28.1 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Xamze oo arrimo muhiim ah kala hadlay Safiirka Midowga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta waxaabuu xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina...
Ahmed Mohamed

Shidaal la’aan baahsan oo soo waajahday magaalooyinka dalka Itoobiya

Addis Ababa (Halqaran.com) – Waxaa magaalooyinka waaweyn ee dalka Itoobiya oo ay ka mid tahay caasimadda Addis Ababa ayaa waxaa soo wajahday shidaal la’aan...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay iyo Khasaarihii ka dhashay dagaalkii ka dhacay Hiiraan

Hiiraan (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahino dheeraad ah kasoo baxaya dagaalo Culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Macaawisleyda iyo maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa ka dhacay Galbeedka...
Ahmed Mohamed

Saciid Deni oo dib u magacaabay xubnihii maxkamadda sare ee Puntland...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne oo ku  saabsan dib u magacaabida Maxkamadda Sare ee...
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo beeniyay inay aqoonsi caalami ah u raadinayaan Somaliland

Minneapolis (Halqaran.com) - Larry Andre, safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, ayaa mar kale sheegay in Mareykanku uu hal siyaasad ka haysto Soomaaliya, uuna aqoonsan yahay...
Ahmed Mohamed

Ciidamada DF Somaliya oo la wareegay deegaanka ka tirsan Gobolka Gedo

Luuq (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay subixii Axadda maanta ah la wareegtay...