
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Muqdisho: Booliska oo soo bandhigay kooxo burcad ah iyo Ciyaal weero
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka booliska Gobolka Banaadir ayaa Saldhiga degmada Xamar Jajab waxaa ay kus oo bandhigeen Kooxo isugu jira Burcad iyo Ciyaal...
Shil Diyaarad oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Isniintii maanta ka dhacay Shir diyaradeed oo khasaaro xooggan...
RW Xamze oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay Jowhar, ballan qaadna...
Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay Qarax Is-miidaaminta ahaa ee Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar...
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal
J/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamada Kumaandooska DANAB ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa deegaanada Dooxada Jubba ee Gobolka Jubbada Hoose ka fuliyay howlgallo ka dhan...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo arrimo muhiim ah kala hadlay Safiirka Mareykanka
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF ah ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo maalmihii la soo dhaafay la kulmayay Wakiilada Beesha Caalanka ayaa maanta...
Wararkii ugu dambeeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Jowhar +SAWIRRO
Jowhar (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, qarax xooggan oo maanta ka dhacay magaalada Jowhar, kaasi oo jugtiisa aad looga maqlay...









