
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Mahdi Guuleed oo xilka ku wareejiyay R/Wasaare Ku xigeenka cusub ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Dalka, Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xilka kala wareegay Ra’iisal Wasaare Kuxigeenkii hore ee xukuumadda, Mahdi Maxamed Khadar...
Mareykanka oo Ukraine ugu yaboohaya hub uu qiimihiisu gaarayo hal bilyan...
Washington (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa ballanqaaday taageero dheeri ah oo militari inay siin doonto Ukraine, si dowladda dalkaasi ay isaga caabiso duulaanka Ruushka.
Hubkan...
Shacabka Kenya oo dooranaya Madaxweyne cusub
Nairobi (Halqaran.com) - Shacabka dalka Kenya ayaa saaka u dareeray goobaha doorashada, si ay is bedel ugu hoggaamiyaan siyaasadda dalkaasi, dhowrka ee ina soo...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS oo ansixiyay Golaha Wasiirrada
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya oo Axadda maanta ah kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa ku...
Diyaaradaha Itoobiya oo duqeyn culus ka geystay Gobolka Hiiraan
Hiiraan (Halqaran.com) – Diyaarado dagaal oo ay leedahay dowladda Itoobiya ayaa lagu soo warramayaa inay duqeyn dhanka cirka ah ka geysteen deegaanno hoostaga degmada...
Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay magaalada Jowhar
Jowhar (Halqaran.com) – Qarax xooggan ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle, kaas oo si weyn looga maqlay inta badan...









