
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
UPDATE: Askari ka tirsan ciidanka DF Soomaaliya oo Muqdisho ku dilay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Mid ka mid ah darawalada mooto bajaajta ee ka hawlgala Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu dilay Isgoyska Ex Control Afgooye...
Wararkii ugu dambeeyay Dooni siday hub iyo ciidan oo ku degtay...
Marka (Halqaran.com) – Waxaa faah faahin ka soo baxeysaa dooni siday hub iyo ciidan oo ku degtay Xeebaha Magaalada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Doonidan...
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddoomiyeyaal Gobol + (Akhri Magacyada)
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 85 oo ku taariikheysan 21-ka Octoobar, 2019 ku magacaabay Guddoomiyeyaasha...
DAAWO VIDEO: JUBBALAND oo si kulul uga hadashay nabaddoonkii lagu Dilay...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wasaaradda Amniga Jubbaland ayaa waxay ka hadashay dilkii xalay Nabadoon Siciid Ciise Cabdi (Adoon) loogu gaystay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka...
DEG DEG: Nabaddoon caan ah oo Caawa lagu Dilay Kismaayo +...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay mid ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee ugu...
DAAWO SAWIRRO: Guddoomiyihii Warta-Nabadda oo dhaawicii ka bogsatay oo Muqdisho ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir, Saynab Maxamuud Warsame (Saynab Xaabsey) ayaa maanta dib ugu soo laabatay Magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha ayaa ka...









