
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Xildhibaannada BF Somaliya oo la siiyay fasax laba toddobaad ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa la siiyay fasax laba todobaad ah sababo la xiriira inay soo gutaan Xajka iyo inay ka qeyb...
Somaliland oo Xabsiga ka sii deysay laba weriye oo muddo u...
Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa Sabtidii maanta xabsiga ka sii deysay laba Wariye, oo tan iyo 13-kii bishii April ku xirnaa Magaalada Hargeysa.
Wariye Maxamed...
Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo fuliyay howlgal ka dhan Al-Shabaab
Awdheegle (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas...
Kenya Defense Forces kills 10 al-Shabaab fighters
At least ten al-Shabaab fighters have been killed and several others wounded following clashes with the Kenya Defense Forces (KDF) soldiers near Kenya’s border...
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo Mooshin gudbiyay
Hargeysa (Halqaran.com) – Illaa iyo 26 xildhibaan oo ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland ayaa shirgudoonka golaha wakiilada u gudbiyey mooshin.
Mooshinkan ayaa ku saabsan in...
Xal loo helay Shidaal la’aantii ka jirtay deegaannada Puntland, kaddib markii…
Boosaaso (Halqaran.com) - Waxaa dekedda magaalada Boosaaso ku soo xirtay markab sida shidaal badan Xilli ay deegaannada Puntland ka jirtay baahi shidaalka noocyadiisa kala...









