Thursday, November 26, 2026
25.6 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Tirada dadka uu ku dhacay Coronavirus gudaha Somaliya oo gaartay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland oo madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Qatar ee Somaliya ...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiista maanta ah Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowlada Qatar...
Ahmed Mohamed

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Inta la xaqiijiyay saddex ruux oo shacab ah ayaa ku dhimatay halka 3 kalena ay ku dhaawacantay Khamiistii maanta  qarax miino...
Ahmed Mohamed

Maxay kawada hadleen RW Kheyre iyo Madaxweynaha Jabuuti oo kulmay?

Djibouti (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Jabuuti Madaxweynaha dowladda aan walaalaha nahay ee Djibouti mudane Ismaaciil Cumar...
Ahmed Mohamed

Safiirka Qatar ee Soomaaliya oo maanta tegay Kismaayo (Ogow Ujeedkiisa +SAWIRRO)

Kismaayo (Halqaran.com) - Safiika dowladda Qatar u fadhiya Somaaliya Xasan Xamza ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin: Qarax ka dhacay Muqdisho oo ay ku dhinteen Hooyo iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ka soo baxaya khasaarihii ka dhashay qarax miino oo Khamiistii maanta ka dhacay Degmada Hodan, gaar ahaan agagaarka...