Saturday, June 13, 2026
26.7 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Maxaa ka ogtahay in dalka Kenya ay sanadkii 700 qof u dhintaan qaniinyada Maska? + WARBIXIN

Mas /Photo: Reuters

Nairobi (Halqaran.com) – Ugu yaraan 700 oo qof ayaa dalka Kenya sannad walba u geeriyoota qaniinyada maska.

Khubarada dalka Kenya ayaa wada cilmi baaris ku saabsan sidii arrintan daawo qiimaheedu jaban yahay loogu heli lahaa.

Laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ayaa warbixin dheer ka diyaarisay, waxaana soo jeedinayay Xuseen Barre Aadan.

Halka hoose ka dhageyso warbixinta oo xiiso gaar ah leh:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...