Sunday, April 19, 2026
27.9 C
Mogadishu

XOG: Xisbi war xasaasi ah ka soo saaray Xaaladda dalka & Muqdisho oo…

Muqdisho (Halqaran.com) – Xisbiga Iley ee uu hoggaamiyo Xildhibaan Cabdiqaadir Cali Cosoble ayaa war ka soo saaray xaaladda magaalada Muqdisho, banaanbaxyadii ka socday saddexdii maalin ee la soo dhaafay iyo ciriiriga ka jira waddooyinka magaalada Muqdisho.

Xisbiga Ileys ayaa Madaxda Dowladda Federaalka ugu baaqay iney furto wadooyinka xiran ee magaalada oo dadweynaha ay dhib weyn ku qabaan, islamarkaana tixgeliso cabashada Shacabka Muqdisho.

Sidoo kale, warka ka soo baxay xisbiga Ilays ayaa looga dalbaday dibadbaxayaasha in aysan ku xadgubin ciidamada ammaanka, sidoo kale aysan burburin hantida shacabka.

Banaanaxyadan oo galay maalintii saddexaad ayaa saameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaq guud ee Muqdisho.

Mana jirto weli jawaab rasmi ah oo ay dowladdu ka bixisay cabashada gaadiidleyda, marka laga reebo ballaan qaad uu sameeyey duqa Muqdisho Cumar Filish.

Halka hoose ka akhriso war-saxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...