Sunday, May 10, 2026
27.6 C
Mogadishu

Cabdiweli Gaas: Soomaaliya kama dhici karto doorasho qof iyo cod ah! +(Ogow Sababta)

Madaxweynihii hore ee Puntland, Mudane Cabdiweli Gaas /Sawir Hore/Keydka

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa soo bandhigay Buug uu ugu magacdarey “A Challenging Transition in Somalia” Caqabadihii Xil-Iskuwareejin ee Soomaaliya.

Buggaan ayaa waxuu madaxweynihi Puntland, ka qorey arrimaha siyaasada dalka iyo xaaladihiisii nololeed ee tan iyo markii uu yimid dalka Mareykanka.

Qaar ka mid ah jaaliyada Soomaalida ee gobolka Virginia ayaa ka qeyb-galey xafladda daah-furka buuggaan.

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:



Khudbad uu ka jeediyay goobta uu buuga kusoo bandhigayay ayuu ku sheegay in doorasho qof iyo Cod ah aysan ka dhici karin Soomaaliya Sanadyadda soo socda, islamarkaana aysan suurto gal aheyn.

Dr . Gaas ayaa xusay in dowladda Soomaaliya hadii ay dadaal muujiso in ku dhawaad 20 Magaalo doorasho lagu qaban karo oo kaliyah.

Xafiiska Halqaran.com, Garoowe
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...