Sunday, June 21, 2026
25.4 C
Mogadishu

Deeq Xoolo ah oo lagu wareejiyay ciidanka DF Somaliya ee dagaalka kula jira Al-Shababaab

Xarardheere  (Halqaran.com) – Taliyaha ciidamada Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Generaal Maxamed Tahliil Biixi ayaa Xoolo nool ka guddoomay dadka deggan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Deeqdan Xoolaha ayaa loogu talagalay in lagu taageero Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan degmada Xarardheere iyo deegaannada ku xeeran, kuwaas oo halkaas ka wada howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab.

Ugu dambeyn, Shacabka Soomaaliyeed ayaa taageero joogta la garab taagan ciidamada iyo xoogagga kacdoonka dadweynaha ee ku howllan ciribtirka Khawaarijta caadeysatay daadinta dhiigga ummadda Soomaaliyeed.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...