Friday, May 8, 2026
27.9 C
Mogadishu

Wasiirka Arrimaha gudaha XFS oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa Talaadadii maanta xafiiskiisa kula kulmay guddoomiyaha hey’adda maareynta musiibooyinka ee SODMA.

Kulankan oo uu wasiirku ku wehliyey wasiir ku-xigeenka wasaaradda Mudane Cabdixakim Xasan Ashkir ayaa xoogga lagu saaray howlaha gurmadka degdegga ah, dadaallada maareynta musiibooyinka iyo arrimo kale.

Sidoo kale, kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii si loo mideyn lahaa dadaallada gurmadka iyo wax ka qabashada masiibooyinka ee sida uu horey u amray ra’iisul wasaaraha Xukumada federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...