Tuesday, May 26, 2026
26.7 C
Mogadishu

WhatsApp oo Hawada ka baxday, kaddib Cilad ku timid

Nairobi (Halqaran.com) – Waxaa gabi ahaan hawada ka maqan barta caan baxday ee WhatsApp-ka oo ay malaayiin dad ah si weyn u adeegsadaan, guud ahaan caalamka.

Shirkadda Meta ee leh WhatsApp ayaa subixii Talaadada maanta ah  shaacisay ciladdan.

Afhayeen u hadlay shirkadda Meta ee leh WhatsApp ayaa sheegay in dadka qaar ay haatan ay dhibaato kala kulmayaan farrimaha la isugu diro WhatsApp-ka, isla markaana ay ka shaqeynayaan sidii ciladdaasi looga hagaajin lahaa.

Dadyow tira badan ayaa baraha bulshada ku baahinayay cabasho ku aadan in farriimaha WhatsApp-ka aan la isugu diri karin ama wax farriin ah uusan qofka heleynin.

Ku dhawaad laba bilyan oo qof ayaa guud ahaa caalamka isticmaasha WhatsApp-ka. waana mid ka mid ah baraha bulshada ee aad caanka uga ah dunida.

HalQaran News Desk, Nairobi
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...