Friday, May 15, 2026
31.9 C
Mogadishu

Dad fara-badan oo ku le’day Qarax weyn oo ka dhacay Hotel ku yaalla…

Cuba (Halqaran.com) – Inta la xaqiijiyay 22 qof ayaa ku dhimatay 60 kalana wey ku dhaawacmeen kadib markii qarax weyn uu ka dhacay mid ka mid ah hoteellada ugu waaweyn Cuba.

Wararka ayaa sheegaya, in qaraxa uu ka dhashay booyad gaas oo taagneyd bannaanka hore ee Hotelka Saratoga, taas oo burburiay dhowr dabaq oo dhismaha ah.

Waxaa hadda socda dadaallo lagu baadi goobayo dadka ku hoos jira burburka.

Madaxtooyada Cuba ayaa sheegtay in dadka dhintay ay ku jiraan haweeney uur leh iyo ilmo yar.

Dadka dhaawacmay ayaa lagu daweynayaa isbitaalada ku dhow dhow aagga hoteelka.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...