Tuesday, April 21, 2026
29.9 C
Mogadishu

Maxaa ka jira in Xildhibaannadii Laga soo Doortay Ceelwaaq Lagu Dhaariyey Magaalada Muqdisho?.

Muqdisho(Halqaran.com) –  Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT ayaa goordhow Muqdisho ku dhaariyey xildhibannadii lagu soo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, waxaanata tirada xildhibaannadu ay gaaraysaa 16 mudane.

 

Dhaarinta xildhibaanadaan ayaa Waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha KM ee Golaha Shacabka Mudane Amb. Cabdisalaan Axmed Dhabanacad iyo Xoghahaya Guud ee BFS Mudane Cabdikariim Cabdi Buux.

 

Sido kale Dhaarinta xildhibaannada ayaa waxaa ay kusoo aadaysaa iyadoo maalin  ay naga xigto doorashada guddoonka golaha shacabka oo lagu wado in ay ka dhacdo Teendhada Afisyooni ee xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.

 

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...