Sunday, July 26, 2026
25.9 C
Mogadishu

Koonfur Galbeed oo shaacisay Liiska doorashada 4-kursi oo ka mid ah koraasta taala Baydhabo.

Baydhabo (Halqaran.com) –  Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska afar kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka, kuwaas oo doorashadooda la qabanayo todobaadkaan.

 

Kuraasta la shaaciyay oo Afar ah ayaa kamid ah kuraasta ka harsan 19 kursi ee ku dhiman doorashadooda Maamulka Koonfur Galbeed.

 

 

 

HOP#178:   Waxaa ku fadhiyay xildhibaan   Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe).
HOP#183:   Waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Sandheere Maxamed Iftin.
HOP#230:   Waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Prof Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim (Ibbi).
HOP#275:  Waxaa ku fadhiyay xildhibaan Sheekh Shaakir Sheekh Maxamed Xasan.
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...