Beledweyne (Halqaran.com) – Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Hir-Shabeelle ayaa soo gudbiyay 11 kursi oo ah qaybta labaad ee Deegaan Doorashadoodu tahay Magaalada Baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan.
Sido kale Kuraastaan ayaa ah kuwii ugu dambeeyay ee 26 Kursi ee taalla Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan .
Akhriso Kuraasta Guddiga Maamulka doorashada Hirshabeelle uu shaaciyay

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halarannews@gmail.com





