Saturday, July 18, 2026
25.2 C
Mogadishu

Guddiga hirgelinta doorashada Gobolada Waqooyi oo Shaaciyay Saddex korsi oo ka mid ah Golaha Shacabka.

Muqdisho (Halqaran.com) –  Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta shaaciyay jadwalka doorashada Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi oo lagu qabanayo Magaalada Muqdisho.

 

Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashooyinka Gobolka Waqooyi ee Somaliland ayaa lagu shaaciyay in doorashada Saddex da  kursi ee kala ah, HOP#264, HOP#224 iyo HOP#242 ay dhici doonto 17-ka Bishaan.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ayaa wada dardar gelinta doorashooyinka Golaha Shacabka, waxaana ay horay u qabteen doorashada kuraas farabadan.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...