Wednesday, August 26, 2026
26.9 C
Mogadishu

RW Rooble oo shir isugu yeeray Golaha wadatashiga Qaran

Muqdisho(Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan isku yeeray Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay ku midaysanyihiin Wasiirka 1aad ee xukumadda, madaxda dowlad-goboleedyada dalka iyo gudoomiyaha gobolka Gobolka Banaadir.

Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka 1aad ee xukumadda shirkaan ayaa furmaya 27-ka bishan December, 2021, waxa uuna ka dhici doona magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Sido  kale Waxaa kale oo shirka diirada lagu saari doonaa dardar gelinta geeddi socodka, toosinta iyo dhammeystirka doorashooyinka dalka.

 

Shirka uu Ra’iisul Wasaaraha isugu yeeray Golaha wadatashiga Qaran ayaa kusoo beegmaya xilli cabasho badan ay ka timid doorashooyinka Golaha Shacabka

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...