Sunday, April 26, 2026
27.9 C
Mogadishu

RW Rooble Iyo safiirka UK ee Soomaliya Ufadhida Maxay ka wada hadleyn?

Muqdisho(Halqaran.com) Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya Kate Foster.

Kulanku intuu socday waxaa diiradda lagu saaray arrimo ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo Doorashooyinka.

Sidoo kale waxaa kulankan lagu soo qaaday xoojinta xiriirka labada dal iyo habsami u socodkiisa, maadaama UK iyo Soomaaliya ay leeyihiin iskaashi dhinacyo kala duwan leh

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa kala qeyb galay shirka  Wasiirka cusub ee Amniga  Abdullahi Mohamed Nur iyo Abdi Diirshe la Taliyaha Amniga ee RW Roble.

Kulankan ayaa kusoo aadayo, xilli xasaasi ah, isla-markaana Villa Soomaaliya ay ka taagan  tahay xiisad u dhexeyso madaxweynaha i& ra’iisul wasaaraha, taas oo ka dhalatay kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...