Wednesday, April 29, 2026
29.9 C
Mogadishu

Hanaanka lacag bixinta mideysan ee Bangiyada oo maanta laga daah-furay Dalka +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guled ayaa maanta xariga ka jaray hanaanka lacag bixinta mideysan ee Bankiyada dalka.

Kulanka daah-furka waxaa ka qeyb galay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Qorsheynta, Bangiga dhexe iyo Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay.

Hannaankan oo Bangiga dhaxe ee Soomaaliya uu ku mideynayo Bangiyada Soomaalida taa bulshada fursad u siinaysa in ay awood u yeeshaan in ay lacag ka kala xawishaan bangiyada ka hawl gala Soomaaliya si shuruud la’aan ah.

Waa markii ugu horeysay ee Bangiyada dalka iyo Bangiga dhexe ee Soomaaliya ay isugu yimaadaan ka arinsiga Hannaankan cusub ee lagu soo kordhinayo adeegayda Bangiyeed ee Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...